Thank you for your interest in Breakthrough! Students and parents should carefully read all of the information below.
Breakthrough Minneapolis student scholars are a dynamic group of motivated students selected from across Minneapolis who are supported through a tuition-free, 3+ year academic enrichment program that includes a six-week Summer Institute and Saturday sessions during the school year.
Students must meet ALL of the following:
- Academically motivated - you love to learn
- Live in Minneapolis
- Enrolled in 6th or 7th grade this year
- Can attend the full six week summer program (2024 dates are June 23 - August 1) and monthly school year Saturdays
Why Become A Breakthrough Scholar?
- Academically get a head-start on the next school year
- Join a group of kids as motivated as you are
- Come to a place where it’s cool to be smart
- Meet high school and college age role models
- Reach for your wildest dreams
- Be an inspiration to your community
- Breakthrough scholars attend and graduate college at higher rates than their peers
We, at Breakthrough Minneapolis, are committed to supporting all of our student scholars to reach their full potential. We are looking for students and families who are looking for the same. We don’t require certain academic grades - we require commitment and motivation.
Breakthrough accepts students of all backgrounds and lived experiences.
Selection Timeline for Summer 2025
Applications Reviewed by Breakthrough Staff:
Early Action: February 10 - 21, 2025
Decision Letters sent out February 28th, 2025
All other applications reviewed on a rolling basis until all slots are filled.
REQUIRED Enrollment Event: May 10, 2025 at 9:30AM-12:30PM
Summer program dates: 06/23/25 - 08/01/2025
Breakthrough Site Information:
Breakthrough Minneapolis at Blake
511 Kenwood Parkway, #327
Minneapolis, MN 55403
Contact: Quashingm Smith-Pugh, Student Services
qsmithpugh@blakeschool.org/ (952) 988-3755
Click "next" to start the application. Remember to hit "save" in the top right corner so you can come back and keep working on it. Write down your username and password so you don't forget.
_____________________________________________________________
Waad ku mahadsan tahay danayntaada Breakthrough (Horumarka wayn)! Ardayda iyo waalidiintu waa inay si taxadar leh u akhriyaan dhammaan macluumaadka hoose.
Breakthrough Aqoonyahanada ardayda Minneapolis waa koox firfircoon oo dhiirigelinaysa ardayda laga soo kala xulay Minneapolis oo dhan kuwaas oo lagu taageeray waxbarasho lacag la'aan ah, barnaamij kobcin tacliimeed 3+ sano ah oo ay ku jiraan machad xilliga xagaaga ah oo lix todobaad ah iyo kulamadda Sabtida inta lagu jiro sannad dugsiyeedka.
Aradaydu waa inay buuxiyaan DHAMMAAN kuwan soo socda:
- Aqoon ahaan dhiirigashan - waad jeceshahay si aad u barato
- Ku nool Minneapolis
- Diwaanshan fasalka 6aad ama 7aad ee sanadkan
- Waxa uu aadi karaa barnaamijka xagaaga ee lixda toddobaad oo dhan iyo sabtiyada sannad dugsiyeedka bilaha ah
Maxaad u Noqonaysa Aqoonyahanka Breakthrough?
- Aqoon ahaan hel sanad dugsiyeedka xiga
- Ku biir koox caruur ah sida kolba ku dhiirigalinaysa
- Kaalay meel aad ku noqonayso qof caqli badan
- La kulan dadka aad hiigsanayso ee ah da’da dhigata dugsiga sare iyo koolajka
- Gaadh hadafyadaada ugu balaadhan
- Noqo qof ay hiigsadaan bulshadiisu
- Kasoo qaybgal Breakthrough ee aqoonyahanadda iyo dadka ka qalinjabiyay koolajka ee ku baxay dhibcaha ugu sareeya marka loo eego facooda
Annaga, oo joogna goobta Breakthrough ee Minneapolis, waxa ka go’an inay taageeraan dhammaan
ardaydayada si ay u gaadhaan halkay rabaan. Waxaan raadinaynaa ardayda iyo qoysaska raadinaya wax
lamid ah intan oo kale. Uma baahnin darajooyin aqoomeed oo gaar ah - waxaan u baahanahay dadaal iyo dhiirigelin.
Doorashada Wakhtiga Xagaaga 2025
Codsiyada Dib u Eegista Shaqaalaha Breakthrough:
Tallaabada Koowaad: Feebarwari 10 - 21, 2025
Waraaqaha Go'aanka la soo diray: Feebarwari 28, 2025
Dhacdada Diwaangalinta LOO BAAHAN YAHAY: May 10, 2025 wakhtiguna yahay 9:30AM-12:30PM
Taariikhaha barnaamijka xagaaga: 06/23/25 - 08/01/2025
Macluumaadka Goobta Breakthrough:
Breakthrough ee Minneapolis goobta Blake
511 Kenwood Parkway, #327
Minneapolis, MN 55403
Quashingm Smith-Pugh, Adeegyada Ardayga- qsmithpugh@blakeschool.org/ (952) 988-3755
Guji "Xiga" si aad u bilowdo codsiga. Xusuusnow inaad ku dhufatid "kaydin" geeska midig ee sare si aad dib ugu soo noqoto oo aad u sii shaqeyso. Qor magacaaga aad ku isticmaasho iyo fure sireedkaaga si aadan u iloobin.